waxaa kasocda barnaamijka tabinta tooska ee lagusoo dhisaayo xukumada cusub oo kasocda fagaaraha dhabada xadiidka ama lagaaharka oo ay masuuliyinta ismaamulka iyo shacabka ayaa socota
Waxaa si toos ah loogala socda dhisida dawlada cusub ee xukumadda JDFI ee kasocota golaha loodhanyahay ee baarlamaanka dalka.


