Magaalada dir dhaba waxaa maalinta berito ah ka furmi doona tartanka dhalinyarada ciyaaraha fudud oo lagu soo xuli doono ciyaartoyga ka qayb gali doona ciyaaraha fudud ee Africa.
Dhanka tartanka waxa si wada jir ah shir jaraa’id uqabtay Agaasimaha Farsamada ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Itoobiya mudane Ashebir Demissie iyo Gudoomiye ku xigeenka xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Itoobiya mudane Axmed Cabdoo. Ujeedada ugu weyn ee tartanka ciyaaraha fudud oo socon doona 7 maalmood oo xidhiidh ah ayaa ah in la soo xulo ciyaartoyga…


