Waxaa laa sheegay in Mashaariicda uu Bangiga Adduunku ka taageerayo ismaamulka Diri dhaba aay faa’iidooyin badan oo waxtar leh uleyihin bulshada.
Wafti uu hogaminayo Maareeyaha Hawlgalka, Magaalooyinka iyo Dhulka (URL), ee Bangiga Adduunka qaybtisa Bariga Afrika Mudane mr Abhas K. Jha Wafdiga ayaa wadahadallo la yeeshay hoggaamiyeyaasha ismaamulka Diridhaba oo ku saabsan qodobbada ay maamulku sii wadi karaan xoojinta hawlaha lagu sameeyay taageerada Bangiga Adduunka, Hordhac ku saabsan mashaariicda uu Bangiga Adduunku maalgaliyo. Waxaana madasha ka…


