Mashruuca Tababarka Dhalinyarada ee Shaqada ee”Biqat” ayaa loo qabtay xafladda qalin-jabinta 946 arday oo dhammaystay wareeggii saddexaad ee tababarka xirfadaha nolosha.
Waxana furitanka xafladda qalin jabinta ardayda ka hadlay, Wasiiru-dowlaha Shaqada iyo hirfadaha Mudane Solomon Soka,oo sheegtay in 60,399 dhallinyaro ah laga diiwaan galiyay barnaamij kasta oo mashruuc ah oo dalka oo dhan ah. Wuxuu sheegtay inay abuuri doonto fursado shaqo oo joogto ah oo loogu talagalay dhallinyarada. Waxa kalo uu sheegtay wazzirku in 2,846 arday…


