Tartankii ugu horreeyay ee orod habeenimo ah ayaa si heer sare ah loogu qabtay Dire Dhabe,

isaga oo noqday dhacdo taariikhi ah oo magaalada ku soo kordhisay firfircooni iyo midnimo bulsho. Tartankan oo cinwaankiisu ahaa “Aan u orodno Itoobiya yar” ayaa waxaa iska kaashaday Guddiga Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wakaaladda Dakhliga ismaamulka iyo la-hawlgalayaal kale, waxaana soo qabanqaabiyay Tartanka Nuru. Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo qayb galay Duqa Magaalada mudane Khedir Juhar,…

Read More

Mashruuca Tababarka Dhalinyarada ee Shaqada ee”Biqat” ayaa loo qabtay xafladda qalin-jabinta 946 arday oo dhammaystay wareeggii saddexaad ee tababarka xirfadaha nolosha.

Waxana furitanka xafladda qalin jabinta ardayda ka hadlay, Wasiiru-dowlaha Shaqada iyo hirfadaha Mudane Solomon Soka,oo sheegtay in 60,399 dhallinyaro ah laga diiwaan galiyay barnaamij kasta oo mashruuc ah oo dalka oo dhan ah. Wuxuu sheegtay inay abuuri doonto fursado shaqo oo joogto ah oo loogu talagalay dhallinyarada. Waxa kalo uu sheegtay wazzirku in 2,846 arday…

Read More

“Adeeg hufan oo degdeg ah ayaa la siinayaa muwaadiniinta…”

Madaxa Xafiiska Adeegga shacabka iyo horumarinta cuduuda shaqalaha ee is Maamulka Diridhaba, Mudane Hayir Hajinur, ayaa sheegay in nidaamka tiknoolojiyada casriga bulshada logu fidiyo adeegyo dhaqso badan oo hufan. Wuxuu sheegay in maamulku uu qabtay shaqooyin badan oo ku saabsan dib u habaynta hay’adaha dowladda iyo bixinta adeegyada. Wuxuu sheegay in xafisku uu xoojin doono…

Read More

Waxaa laa qiimeeyay Hirgalinta diiwaangalinta aqoonsiga dijitaalka ah ee faydha iyo 5 milyan ee ethiyo coders ah ee ismamulka diridhaba.

Diiwaangalinta aqoonsiga dhijitalka ee faydha iyo 5 milyan ethio coders ah ayaa waxyabihi ila hada qabsomay ee lahirgaliyay qiimayn lagu sameeyay. Ku xigeenka Duqa is mamulka Magaalada diridhaba ahna, Madaxa Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee is Maamulka,Mudane Xarbi buux, ayaa sheegay in waxqabadka laga xirgaliyay Maamulka Diridhaba, ee aqoonsiga dijitaalka ah uu mel fican…

Read More

In ka badan 5,000 oo hektar oo dhul ah ayaa ismamulka diridhaba, lagu horumariyay hawlaha isku dhafan ee daryeelka deeganka.

Barnaamijka daryeelaka deeganka iy Horumarinta dareraha biyaha ee sannandkan 2018, laqabtay ayaa maanta munasibad aqoonsi iyo mahad naq loqabta. Waxana munasibada kaso qaby galay oo ka hadlay Duqa is Maamulka diridhaba,Mudane,Khadir juhar,oo sheegay in maamulku uu natiijooyin ka gaaray dadaalladiisa ku aaddan soo celinta horumarinta dooxooyinka marrinada biyaha. Wuxuu sheegay in waddanku uu bilaabay howlaha…

Read More

Waxaa la sheegay in dalkeennu si wadajir ah uga shaqeyn doono dardargelinta safarka barwaaqada ee bilowday, isla markaana la sii xoojin doono hawlaha horumarineed ee uu maamulku wado.

Shir kooban oo lagu qiimeynayay waxqabadka lixdii bilood ee la soo dhaafay, kana soo qabanqaabiyay Xafiiska Laanta Dire Dhabe ee Xisbiga Barwaaqada, laguna qabtay ismaamulka Dire Dhabe, ayaa cinwaankiisu ahaa “Beddelka Itoobiya oo loo beddelo waddan tusaale ah.” Madashan, madaxa Xafiiska Laanta Dire Dhabe ee Xisbiga Barwaaqada, mudane Ibrahim Yusuf, ayaa si faahfaahsan u soo…

Read More

Madasha Dhalinyarada Geeska Afrika ee ka socota Dire Dhabe ayaa si heer sare ah loo qabtay, iyadoo isu keentay dhalinyaro iyo masuuliyiin ka kala yimid dalalka gobolka.

Madashan oo uu soo qabanqaabiyay ismaamulka Dire Dhabe ayaa shalay ku bilaabatay halku-dhegga “Dhiirigelinta Hoggaanka Dhalinyarada si loo dhiso Nabad Waarta iyo Xal u helidda Isbeddelka Cimilada waxayna maanta sii waday doodaha ku saabsan hoggaanka dhalinyarada iyo saameynta isbeddelka cimilada. Mudane Tajuddin Cabdullaahi, La-taliyaha Isbeddelka Cimilada ee Duqa Magaalada Dire Dhabe, ayaa sheegay in isbeddelka…

Read More

Ismaamulka Dire Dhabe wuxuu gaaray natiijooyin dhiirigelin leh oo ku saabsan horumarinta bulshada, dhaqaalaha, siyaasadda iyo adeegyada tan iyo markii uu hirgalay isbeddelka, bulshada ayaana si muuqata uga faa’iideysanaysa miraha horumarkaasi,” ayuu yiri Duqa Ismaamulka Dire Dhabe, mudane Khedir Juhar.

Shir kooban oo lixdi bilood ah oo ay soo qabanqaabisay Laanta Ismaamulka Dire Dhabe ee Xisbiga Barwaaqada, kuna qabsoomay cinwaanka “Itoobiya ilaa waddan tusaale ah,” ayaa lagu qabtay magaalada. Duqa magaalada, mudane Khedir Juhar, oo ka qayb galay isla markaana jeediyay khudbad furitaan ah, ayaa si gaar ah u ammaanay waxqabadka muuqda ee ay dowladda…

Read More

Itoobiya oo u socota waddan tusaale ah!

Shirkii koowaad ee nus-sanadlaha ahaa ee ay soo qabanqaabisay Laanta Xisbiga Barwaaqada ee ismaamulka Dire Dhabe, kana socday cinwaanka “Itoobiya oo u socota waddan tusaale ah!”, ayaa si rasmi ah u furmay. Barnaamijka furitaanka shirka waxaa ka soo qayb galay Duqa Magaalada Dire Dhabe mudane Khedir Juhar, Madaxa Xisbiga Barwaaqada ee ismaamulka Dire Dhabe mudane…

Read More

Madasha Dhalinyarada Geeska Afrika ayaa ka socota magaalada Dire Dhabe,

iyadoo lagu qabtay halku-dheg ah “Dhiirigelinta Hoggaanka Dhalinyarada si loo dhiso Nabad Waarta iyo Xal u helidda Isbeddelka Cimilada.” Madashan oo muhiim ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 300 oo dhalinyaro ah oo ka kala yimid dalalka Jabuuti, Soomaaliya, Kenya, Koonfurta Suudaan iyo Itoobiya, kuwaas oo u yimid is-weydaarsiga fikradaha, xoojinta iskaashiga, iyo…

Read More