Duqa ismaamula IDD ayaa waxaa soo magacaabay mudane ibraahi yuusuf wuxuna soo ban dhigay mudane khadiir jawhar oo noqon doona duqa ismaamulaka shanta sano ee soo socota waxaana cod buuxa uu goluhu ku doortay mudane khadiir jawhar waxana loo dhaariyay xilka cusub.


