Mudane ibrahim yuusuf ayaa magacaabay in ay noqdaan afhayeenka golaha marwo fadxiya aadan oo loo doortay afhayeenka golaha iyo waliba kuxigeenka oo loodoortay shanta sanno ee soo socota sii hayn doona xilkaasi