Guddiga Abbaagadayaasha ayaa go’aamiyey in xuska sanadlahaa ee Irrecha laxuso maalmaha udhaxeeya bisha maskaram 21_22 /2015 T.I

    abbaagadaasha Oromada ayaa maanta shir jaraa’id oo aay ku qabteen magaalada Adaama kusheegey in Xuska mahadcelinta ee loo yaqaanno IRRECHA ee sanadwalba deegaanka Oromiya si heer sare looga xuso sanadkan cusub ee 2015 magaalada FinFinne (Addis Abeba) iyo magaalada Bishooftu si diiran looga xusi doono.
    Labada goobood ee Xuskaasi uu kadhici doono ayaa loogu yeedha
    1. Irrecha Fin Finnee oo ah Xuska ka qabsoomi doona magaalada FinFinne amaba magaalada Addiis maskaram 21/2015
    2. ” Irrecha Har sadee” oo ah Xuska Kaqabsoomi doona magaalada Bishooftuu bisha maskarem 22/2015
    Guddoomiyaha Guddiga Abbaagadayaasha Oromada Jiloo Maandhoo ayaa shaaciyey in xuskani sanadlaha door weeyn uu kuleeyahaya kasokow xoojjinta walaaltinimada iyo midnimada shacabka dalka sidoo kale wuxuu faaido weyn kuyeelan karaa kobcunta dakhliga dalka uga soo hooyda waaxda Turiisimka dalka.
    Abbagada Jiiloo waxa uu shir saxaafadeedkaasi ku carabaabey in calan kabaxsan calanka Gadaaga lagulasoo gali karin goobaha uu xuskaasi ka qabsoomi doono