waxaa la sheegay in xanuunada ku dhaca maskaxda ay inta badan sabab u tahay isticmaalka mukhadaraadka.
kulan oo lagu soo bandhigayay qoraalo ka hadlayay dhibaatooyinka caafimaad ee laga dhaxlo isticmaalka mukhadiraadka iyo waliba isku buuqa oo ay soo diyaarisay jaamacadda dir dhaba oo la kaashanaysa hay`adda Ali birra foundation ayaa waxaa si qoto deer looga hadlay sidi meel looga soo wada jeedsan laha dabar goynta dhibaatoyinkani xanuunada ku dhaca dhimirka. Kulankani…


