Safiirka Faransiiska U Fadhiya Itoobiya mr. Alexis Lamek Ayaa Manta Booqasho Ku Yimid Magaalada Diridhabe.
Waxana Safiirka markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Diridhabe ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan ismamulka diridhabe. Safirka iyo Wafdigu hogaminayay ayaa inta ay ku guda jiraan booqashada maamulka Diridhabe waxa ay booqan doonaan goobo dalxiis, goobo taariikhi ah iyo fursado maalgashi. wuxuuna sheegay safirku in saaxiibtinimada taariikhiga ah ee ka jirta…


