#warkaǀ waxaa la sheegay in sobabaha ay mashaaricaha ismaamulka magaalada addis ababa wakhti dhaw ugu dhamaadan ay tahay in ahmiyadda la siiyay habaynta cududa shaqaalaha.
#DGCǀ cirir 24/2016 T.I Waxaa booqasho khibrad is waydaarsi ah magaalada addiis ababa ku jooga masuuliyinta golaha kaabineedka ismaamulka dir dhabe iyo kuwa xafiiska xisbiga barwaaqo laantiisani dir dhabe oo uu hor kacayo duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar. Masuuliyintani ayaa kor meer kusoo maray mashaariicaha kala duwan ee wakhtiyadi ugu danbaysay laga soo…


