Waxaa la sheegay in shaqada Tabaruca loo qabto si joogto ah iyadoo lagu xirayo shaqada caadiga ah.
Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha iyo maliyaada ee ismamulka Diridhaba iyo Wakkaladda dakhligga ee is Maamulka diridhaba, ayaa barnaamij isxilqadka ee bilaha xagaga ku qabtay Beerta Dr. Cali Bira. Barnaamijka ayaa isugu jiray dhir beerid iyo dhiig ku deeqid. Madaxa Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha iyo malliyada ee ismamulka Diridhaba Marwo Muluuka Maxamad,oo barnamijka kaso qayb gashay ayaa sheegtay…


