Shirkadayada Masuuliyadda Xaddidan ee Savings and Credit Cooperative ayaa qabatay shirkeedii 3aad ee Sannadlaha ah ee Guud
Waxaa la soo bandhigay lagana dooday lana ansixiyay warbixinada waxqabadka 2017 iyo hanti dhowrka iyo sidoo kale qorshaha miisaaniyada 2018. Madaxa fulinta ee komishanka iskaashatooyinka Itoobiya mudane Berhanu Dufera oo madasha ka soo qayb galay ayaa sheegay in inkasta oo shirkadeena Savings and Credit Cooperative Limited Liability Company la aasaasay mudo kooban hadana shaqada ay…


