Shirkkadda dhabada Tareenka ee diridhaba dawanle, ayaa Sheegtay inaay 15 qof ku dhinteen shilkii habeen hore dulleedka magalada shinile ka dhacay.
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay shil tareen oo lama filaan ah oo so gadhay tareenka diridhaba dawanle, sida uu warbaahinta u sheegay madaxa shirkadda tareenka Diridhaba dawanle Mudane Ayale Woldha yohannis, oo maanta warbaahinta la hadlay. Shilkaas waxaa ku dhintay sida laxaqijiyay 1 qof oo shaqaale ah iyo 14 rakaab ah, 28 kalena…


