wadooyinka diri dhabe iyo maanta.

    waa munaasibadi lagu xusaayay maalinta wadooyinka ka caagan gaadiidka mootee layda.
    maanta ayaa wadooyinka lagu maray baskileed iyo waliba lugayin iyado ay gees socdeen wacyi galino lagu dhiiri galinaayo bulshada in ay joogteeyaan isticmaalka gaadiidka aan mooteerka ku shaqayn.