Waxaa shaqadi lagu bilaabay kawaanka hilibka ee casriga.

    Raysal wasaaraha dalka Dr abiyi axmed ayaa qodobka ka jaray kawaankani hilibka ee ismaamulkani diri dhabe waxaana la sheegay in uu kawaankani maalinti lagu qali karo kun neef oo geel ah iyo waliba in ka badan 3 kun oo neef oo adhi ah.
    Goobtani oo diri dhabe 5 kilo mitir u jirta ayaa noqon doonta goob si casri ah hilibka loogu qalo oo wadamada dibadana loogu dhoofin karo.
    X/W/I D D