Golaha wakiilada ismaamulka diri dhabe ayaa ee sanad hawleedkoodi 2aad kalfadhigisi caadiga ahaa 45aad yeelan doona 26 iyo 27 bisha diqimti.

    Afhayeenka golaha baarlamaanka ee ismaamulkani diri dhabe marwo faduum mustafe ayaa shir jaraa`id oo ay la yeelatay warbaahinta sheegtay in kalfadhigani lagu qiiman doono waxqabadki rubici koobaad ee sannad miisaniyeedkani 2013 TI ee xafiisyada caafimaadka iyo waliba laydhi tiriiga ama kooraanka sidoo kale waxay marwo faduun sheegtay in la buuxin doono gudiyada joogtada ah ee ee golaha.
    Kal fadhigani ayaa ka qabsoomi doona hoolka shirarka ee kuliyada farsamada gacanta ee ethio-italy.
    maanta oo arbaca ahna waxay xildhibaanadu qaadan doonaan ajandayaasha kalfadhiga lagaga doodi doono.
    X/W/I DD