Waxaa golaha wakiilada shacabka ee ismaamulka diri dhabe si toos ah uga socda shirka golaha wakiilada shacabka ismaamulka oo lagu daah furaayo golaha wakiilada shacabka ee cusub.

    Shirkani ayaa lagu magacaabi doona duqa ismaamula diri dhabe iyo waliba golihiisa kaabineedka.
    Lasoco wixi kasoo kordha