qoomiyadaha iyo shucuubta dalka oo bisha hidhar 29 lagu qabanaayo ismaamulkani diri dhabe.
Sanadkani oo marki 16aad la xusi doona maalintani ayaa waxaa hadda laguda galay qaban qaabada munaasibaddani.
Kulankani ayaa waxaa shir gudoominaaya mudane aadan farax oo ah afhayeenka golaha federeshinka waxaana kasoo qayb galay dhamaan kabineedka ismaamulkani diri dhabe iyo waliba guddiga hawshani u qaabilsan ee ka socda golaha federeshink


