The Residents should practice the cleaning Campaign

    It is stated that the residents should practice the cleaning campaign in the areas where they live. Suturday Monring at 8:00 a.m the Dire Dawa Administration has launched a clean-up campaign to prevent the spread of Chikungunia, Malaria and Dengue Fever in the presence of the Administration’s Mayor, Kedir Juhar, and Deputy Mayor, Harbi Buh,…

    Read More

      Wakaalada dakhliga ee ismaamulka diri dhabe ayaa sheegtay in ay qorshahoodi rubaca koobaad ee sanadka ay kasoo hooyeen guul.

      Guddiga maamulka wakaalada oo manta yeeshay kulankoodi caadiga ahaa ayaa qiimeeyay qorshahoodi sadexdi biilood ee aan soo dhaafnay oo kazoo bilawday 1 bishi hamle sanadki 2013 ilaa 30 bishi maskaram 2014 TI. Guddiga ayaa sheegay in rubacani koobaad la uruuriyay dakhli dhan 502,807,591.78 iyadoo uu ahaa qorshuhuna in la uruuriyo 490,634,407.39 oo laga uruurinaayay dakhliga…

      Read More