Raysalwasaare Dr Abiy Axmed ayaa sheegay in ay aqoon muhiim ah tahay in la aqoonsado awoodda dihin ee inagu xeeran.

    Raysalwasaaraha ayaa kormeeray beeraha ku yaalla badhtamaha Awash ee laga beeray cudbidda amase suufka oo dhan 20 kun oo Hektar.
    Raysalwasaaraha ayaa qoraal uu kusoo qoray baraha bulshada ku xusay in aaggaasi u hadda kahor ahaa aag u nugul fatahaado, waxa uu intaasi ku daray in ay sii kobcayso awoodda ka faa’iidaysiga waraabka ee ka jirta aagaasi.