#warkaǀ Is-dhex galka bulshada iyo wada noolanshiyuhu maahin wax bulshada ismaamulka dir dhabe ku cusub ee waa mid ay dhaqan soo jireen ah u leeyihiin.
Barnaamij ay afur wadareed ah oo ay si wadajir ah usoo diyariyeen xafiiska maaliyada iyo huromarinta dhaqaalaha ee ismaamulka dir dhabe iyo xafiiska dakhliga ayaa ka qabsoomay beerta raaxada ee cali birra. Afur wadareedkani ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyinta sare iyo shaqaalaha xafiisyadaasi wuxuna ujeedkiisu ahaa in la muujiyo wada jirka iyo is…


