Xafiiska Maamulka Degmada 02 Oo Kala Saxeexday Waxqabadkii 2017 Iyo xogaha Hirgelinta Qorshaha 2018 Hay’adaha Fulintu.
Madaxa fulinta ee maamulka degmada mudane Aabel misraaq ayaa sheegay in uu yahay qoraal heshiis wada jir ah oo suurta galinaya in shaqada wax ku oolka ah la sii wado mustaqbalka lana ogaan karo inta dhiman waxqabadyada kooban lagana gaaro guulo wanagsan. Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in si wada jir ah dib…


