Komishanka policka ismaamulka Dire dhaba ayaa bandow kusoo rogay baabuurta culus ee bilaabanaysa berry.

    Komishanka booliska ismaamulka Diri-dhabe ayaa shaaca ka qaaday inay kordhiyeen wakhtiga ay gaadidka xamuulku ay magaalada dhex gooshi karaan.
    Subaxdi 6 subaxnimo ilaa 6 fiidnimo gaadiidka waa wayn agaalada masoo gali karaan mana dhex socon karaan sobobo la xidhiidha isu-socodka gaadiidka ee magaalada oo aad u fara badan.
    Laga bilaaba maalita bar oo isniin ahi waxaa la hir galin doonaa go`aankani maalinta berri ah.