Shir jaraa`id oo ay maanta xafiiskeeda ku qabatay marwo muluka maxamed oo ah madaxa xafiiska waxbarashada ismaamulka diri dhabe ayaa sheegtay in maalinta khamista ee fooda nagusoo haysa ku beegan bisha tahasas 1/2013TI la qadan doono imtixaanka fasalka 8aad
guud ahaan ardeyda imtixaanka sanadkii 2012 u diwaangashaneyd inay u fadhisato ayaa dhaneyd 7113 ardey marka la isku daro iskuulada shakhsiga,kuwa miyiga iyo kuwa magaladaba.
Ardayda ayaa inihi ugu danbaysa waxay dib uguso noqdeen waxbarashadi uu xanuunka korona fayrasku kala gooyay iyado ya dib u qaateen casharadi fasalkoodani.
Marwo muluka ayaa intaasi ku dartay in ay 90 iskuul ay ardaydu miyi iyo magaalaba imtixaanka ku maridoonaan waxaana loo diyaariyay 289 fasal oo ay 40 arday fasal kasteba fadhisan doonto imtixankana ku mai doonaan.
Imtixaanka ayaa aga soo saari doona casharadi fasalka 7aad dhamaantood iyo waliba fasalka 8aa oo casharaday qaateen badh ah waxayna waalidka ardayda imtixaanadkani maraya ay ku dardaartay in ay u diyaariyaan imtixaanka ayna dhankaste kazoo dhisaan garab istaagaana ardayda waalidku.
X/W/I DD


