cidii Meel Ku sheegtaa Saraakiishii TPLF iyo Kuwoodii Qarsoonaa Ee Bulshadda Ku dhex Jira in Abaal Marin Loo siin Doono 10 Milan Oo Lacagta Birta Dalkani laga isticmaalo Sidaas waxaa Yiri Madaxa Abaal Marinta Ciidamada Difaaca qaranka.
sarakiishii ugu Sareeysay Maleeshiyaadka ayaa la Rumaysanyahay inay Buuraha Dalkaas Baxsad ahaan u Galeen Halka Kuwa Xasuuq Ba’an Gaystay oo Dareeskii iyo Hubkii Dhigayna Bulshadda Ku dhex Milmeen Sida Sirdoonku ay Qabaan.
X/W/I DD


