waftiga ayaa la kulmay masuliyinta jaamacada oo ay hor kacayso madaxwaynaha jaamacada marwo ubax aadan ayaa soo idho indheeyay mashaaricaha ka socda jaamacada waxayna iskaashi ka yeelandoonaan sidi kor loogu qaadi lahaa taageerada ay safaaradu siiso jaamacada iyo waliba sidi dib loogu bilaabi lahaa baristi luuqada faransiiska ee loojoojiyay caabuqa korona fayraska awgeed.
X/W/I DD


