xaruumaha caafimaadka ee qabaleyada miyiga ayaa xafiiska caafimaadka lakala saxeexday heshiiska hawlaha cayiska caafimaadka lagu duwaan galinaayo bulshada reer miyiga ee ay hayntoodu hosayso.

    heshiiskani ayaa waxaa qalinka kukala duugtay kuxigeenka madaxa xafiiska caafimaadka ee ismaamulka diri dhabe mudane yusuf siciid iyo walib masuliyinta xaruumaha caafimaadka ee qabaleyada miyiga.
    qabaleyada miyiga ayaa waxaa laga soo duwaan galin doonaa 5477 qof oo lasiin doono adeega caymiska caafimaadka.
    X/W/I DD