Madaxa xafiiska caafimaadka ee IDD marwo lamlam basaabih ayaa sheegtay in ismaamulka diri dhabe uu ka dilaacay xanuunka DHANGI ee ay kaniicdu keento.

    Marwo lamlam ayaa bulshda ismaamulka igu baaqday in ay la dagaalamaan kaniicda keenta xanuunkaasi oo ay guryahooda iyo waliba agagaarkoodaba nadiifiyaan.
    Xanuunkani ayaa waxaa isasoo taraaya dadka sida cusub looga helaayo iyado ay hada socdaan hawlaha kale lagu dhimaayo halista uu leeyahay safmarka covid-19 oo isirkisi sadexaad uu ku jiro dalka.
    X/W/IDD