Shaqaalaha xafiiska iyo masuuliyinta oo uu hogaaminaayo madaxa xafiiska mudane isqiyaas taafase ayaa ka wada xaajooday hawlaha 60 maalmood ee kaabineedka cusub ee ismaamulka laqaban doono.
Qorshahani oo ah mid xafiiska ku kooban ayaa waxa si guud ismaamulka laga bilaabi doona hirgalintiisa.
Qorshahan ayaa guud ahaan quseeya hawlaha xafiiska ee uu u hayo ismaamulka.
x/w/iDD


