WAXAA SI DIIRAN LOOGA XUSIY ISMAAMULKANI DIRI DHABE MAALINTA QARANKA EE ASTAANTA CALANKA MARKI 14AAD.
Masuuliyinta ismaamulka oo uu horkacaayo duqa ismaamula ayaa kasoo qayb
galay xuskani oo lagu qabtay xerada xafiiska duqa ismaamulka.
duqa ismaamulka oo qudbad ka jeediyay munaasubadani ayaa sheegay
in wakhtigani la joogo uu dalkeenu ku jiro cadaadis uga imanaaya dawladaha
shisheeye oo ay ku rabaan in ay ku wiiqaan qarannimada dalkeena iyago
adeegsanaaya kooxo ku sifoobay qaran
dumiska….JARRA’IDKA DHIRE 26 Isniin – Tikimti 08 – 2014 TI
Maxay yihiin Afarta arrimood ee uu raiysul wasaare
Abiy Axmed ku guuleystay?
Tani iyo marki uu Ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu 2018-kii
majaraha dalkaasi qabtay, waxaa lagu ammaanay inuu yahay hoggaamiye
nabadeed oo la yimid dardar cusub oo dhaqaale, iyada oo dalkaasi uu caan ku
yahay cabudhin iyo saboolnimo ba’an…..JARRA’IDKA DHIRE 26 Isniin – Tikimti 08 – 2014 TI
Si aad u ilaaliso ammaanka qalabkaaga:
Ku xir qalabkaaga lambar sir ah, koodh ama PIN. Lambarada sirta ah ee
dheer ayay adag tahay in la furo.
• Update your operating system, apps and browsers when prompted.
Cusbooneysii barnaamijka uu ku shaqeeyo qalabkaaga si uu uga difaaco fayrasyada
cusub. Software-da qadiimiga ah waxa ay leeyihiin dal-daloolo laga faa’iideysan
karo oo fayras loogu gudbin karo qalabkaaga. Tani ayaa muhiim ah haddii aad ka
cabsi qabto in lagugu beegsado fayrasyada
heerkoodu sarreeyo…….JARRA’IDKA DHIRE 26 Isniin – Tikimti 08 – 2014 TI


