shir jiraa’id oo uu bixiyay madaxa xafiiska warfaafinta iyo arrimaha dawlada ee ismaamulka diri dhabe ayaa wuxu kaga hadlay marxalada uu dalku maraayo.

    madaxa xafiiska mudane isqiyaas taafase ayaa sheegay in codsiga uu dalku leeyahay ee ah in laga badbaadiyo kooxda juntada ah ee dagaalka ku bilaabay 24/02/2013 TI ayuu sheegay in
    10 ka subaxnimo ayaa dhamaan shaqaalaha dawlada iyo kuwa rayidkuba ay samayn doonaan barnaamij baroor diiq ah oo ciidinki falkaasi waxshinimada lagula kacay lagu xasuusan soono.
    galinka danbe ayaa saacadu markay tahay 5 galabnimo maanta loo shidi doonaa shamac baroor diiq ah.
    maalinta barina waxaa bilaabmi doona wada xaajood dhex mari doona shacabka ismaamulka oo ku aadan xaalada uu dalku ku jiro kadibna waxaa qabsami doona banaan bax ay kasoo qayb gali doonaan bulshada miyiga iyo magaaladuba oo lagu dhaleecayn falalka doono kooxda tplf ee argagixisada ah.
    waxaa sidoo kale qabsami doona banaanbaxyo waawayn oo lagu taageerayo ciidanka qaranka iyado cidkaste oo awood u leh in ay qaadato kana qayb gasho dagaalkasi jiritaanka qaranka lagu badbaadinaayo.
    Ugu danbayn mudane iaqiyaas ayaa shacabka igu baaqay in ay ilaaliyaan agagaarkooda oo ay la shaqeeyaan laamaha ammaanka.
    X/W/IDD