Jaamacadda ayaa sufcadani maanta ka qalin jabisay ay noqonaysaa tii 13aad.
Qalin jabinta ardayda ayaa waxaa goob joog u ahaa duqa ismaamulka mudane khadiir jawhar oo ardaydi qalin jabisay ku booriyay in ay u dhago nuglaadaan baaqa uu dalku u diray bulasho wayinta dalka ee ku aadan marxalada uu dalku maraayo.
X/W/IDD


