Ra’isal wasaraheen geesiga ah Dr abiy axmed ayaa dhahay“Haddii aan midaysan nahay marwalba guusheenu waxay noqon war deg-deg ah!.

    waana run; Waayo midnimada shacabka #Itoobiya ayaa guulo muhim ah noo horseeday waana ka guulaysanyna cadowgeena. Waaxana u hambalyeynayaa shacabka dalka. Waxan laga marmaan ah in la sii xoojiyo midnimada shacabka itoobiya si an cagta u saarno wadadeena barwaqada ah. Haddaynu is garab istaagno waa hubaal inaynu guulaysanayno.