Kaddib baaqi uu qurba joogta u dhalatay dalkani itoobiya uu u diray raysul wasaaraha dalka D/R abiyi axmed eek u aadana in ay 1 milyan oo qurbo jog ah ay imaadaan dalkooda ayaay qurbo joogta u dhalatay dalka ay kasoo jawaabayaan baaqasi iyago kusoo qul qulaayaan dalka iyo ismaamulka diri dhabeba.
Haddaba ismaamulkani diri dhabe ayaa waxaa laga aasaasay guddi u qaabilsanaan doona soodhawayinta qurba joogta imanaysa magaaladani diri dhabe oo u fududayin doona xogaha ay rabaan iyo qaabilidoodaba.
Sidaa awgeed waxaad kala xidhiidhi kartaa guddigaasi khadadka tilifoonada ee kala ah:-
0254-11-06-63
0915440957
09928191363 ama 0977853708 ayaad kala xidhiidhi kartaa.
Sido kale hadii aad rabto in aad la kulanto guddigaasi waxaad iman kartaa xafiiska duqa ismaamulka dabaqa 1aad oo uu xafiiska guddiga aad ka heli karto.
#Fiiro gaar ah:- haddi aad u baahato in lagaa teegeero baahiyahaaga waxaad si toos ah ula xidhiidha khadadkaasi tilifoonada iyo waliba in aad la kulanto guddiga si aad baahidaada u hesho ama aad u duwaan galiso.


