“Caqadaha iyo dhibaatooyinka ilaa haatan nasoo foodsaaray, waa kuwo nagu dhacay inta aanaan dhisin haayadaha dawliga, waxayse inoo suurtogaliyeen inaan dhisno hay’ado ubabac dhigaya hagardaamooyinka. Caqabaduhu waa kuwo fursad inoo siinaya inaan dhisno Itoobiya ku taagan dhidibo laysku hallayn karo.” Abiy Axmed Cali, Raiisulwasaaraha JDFI.


