Maamulka dire dhabe ayaa sii wada dib u eegista warbixinta hirgalinta sannad miisaaniyeedka 2014-ka. Masraxa dib u eegista ayaa sii socota Qiimayntii warbixinta waxqabadka xafiiska Seegtarada ee 2014 t.i

    ayaa soo bandhigay warbixinta waxqabadka sanadka cusub.
    Ismamulkane dire dhabe soo jeeditii warbiixiintii 2014 t.i rubuca 4aad oo ay kasii wadaan madax xafisyadu ismulkane dire dhabe ay yihiin xafiiska bilicida iyo magaaloyinka xafiiska maaryanta dhulka xaiiska haweenka iyo dhalaanka arimaha bulshada xafiiska cafimaadka xafiska shaqada iyo shaqaalaysiinta xafiiska hogaanka naabad galyada iyo cadaalada iyo xafiiska warfafinta arimaha dawlada oo ay kaso jeediyeen warbixitoodii rubuca 4aad ee 2014 t.i
    Maamulka dire dhabe ayaa sii wada dib u eegista warbixinta hirgalinta sannad miisaaniyeedka 2014-ka. Masraxa dib u eegista ayaa sii socota Qiimayntii warbixinta waxqabadka xafiiska Seegtarada ee 2014 t.i ayaa soo bandhigay warbixinta waxqabadka sanadka cusub.