Xafiiska duqa wuxu xushmad iyo qadarin u haya hawl – wadeenadii ruug – caddaa ahaa ee muddada dheer sida wanaagsan usoo adeegayay. Waayihii qaaliga ahaa ee aan la joogay walalaahay iga waawayna, waxaan ku faraxsanahay oo aan nasiib u yeeshay inaan bartay daacadnimada iyo shaqo jacaylka. Waxaan ku kalsoonahay inay geedi socodka xarumaha nagaag cawiin doonaan si wanagsan waayo – aragtinimada iyo aqoontooda dheer.