Madaxa Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee IsMaamulka Diridhabe Marwo Muluuka Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in shaqooyinka uu maamulku sii wadi doono si ay dakhli iyo kharashaadkooda ugu daboolaan.
#DGC Koodxin 27/2017 Marwo muluuka oo mannta shir jaid warbaxinta uqabatay Aya tidhi Iyada oo laga duulayo xaaladda guud ee dhaqaale-xumada, maamulku waxa uu si wada jir ah uga shaqaynaynaa ka jawaabista baahiya bulshada. Dhanka kale marwo muluuka ayaa sheegay in maamulku u kaqatay sidii fursado shaqo loo abuuri lahaa, loona hagaajin lahaa xaaladda nololeed…


