Gollaha hay’adaha dimaha ee ismamulka diridhabe ayaa sheegay in hay’adaha diimuhu kaalin wayn ku leeyihin nabadaynta iyo midnimada shacabka.
Gollah Hay’adaha diinmaha ee Diridhabe ayaa wada tashi la yeeshay qaybaha kala duwan ee hay’adaha ay khusayso arrimaha nabadaynta iyo ilaalinta nabadda uu maamulku abuuray. Sheekh Ibraahim Imaam, oo ah guddoomiyaha hay’adda dimaha ee magalada Diridhabe ayaa sheegay in nabaddu ay tahay fadli qiimo badan oo marka nabad la helo ayu jilkuna wax barta oo…


