Wafti uu hogaaminayo duqa magaalada Legue ee dalka Faransiiska ayaa booqday mashaariic horumarineed oo kala duwan oo ay ka wadaan ismaamulka Diri dhaba.
Weftigu intii ay ku guda jireen kormeerkooda waxa ay booqdeen Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Diridhaba, Dekedda Qalalan, Tareenka Cusub, Xarunta Shirarka ee Diridhaba, Garoonka Caalamiga ah ee Diridhaba. Duqa magaalada Legue ee dalka Faransiiska, Leonidas Serge, ayaa sheegay in mashaariicda horumarineed ee laga fulinayo magaalada Diridhaba ay si weyn u dardargelinayaan horumarka magaalada Ujeedada…


