Wakaaladda Dakhliga Ismaamulka Dire Dhabbe oo qabatay madal wacyigelin canshuur-bixiyeyaasha
Maanta, Wakaaladda Dakhliga Ismaamulka Dire Dhabbe ayaa qabatay madal dood wacyigelin ah oo lala yeeshay canshuur-bixiyeyaasha, taasoo diiradda lagu saarayay qalabka diiwaangelinta iibka iyo isticmaalka rasiidhka. Madashan ayaa loogu talagalay in lagu kordhiyo fahamka iyo wacyiga canshuur-bixiyeyaasha. Maareeyaha Guud ee Wakalada, Dr. Cabdisalaam Maxamed, ayaa sheegay in ujeeddada madashu tahay in la baro canshuur-bixiyeyaasha muhiimadda…


