Dhirtani oo dhan 40kun oo geed ayaa waxaa la sheegay in ay qayb ka tahay barnaamijka cagaarinta deegaanka.
Masuuliyinta ismaamulka oo uu hoggaaminaayo duqa mudane khadiir jawhar ayaa sheegay in dhirtani lagu beerayo dalka jabuti ay sii xoojin doonto iskaashiga labada dal diri dhabena ay macne gaar ah ay u leedahay.
Geedahan ayaa mudadi ugu danbaysay lagu beeray magaaladan diri dhabe.
X/W/IDD


