ololahani nadaafadaynta ayaa waxaa kasoo qayib galay masuuliyin kala duwan oo uu hor kacayo duqa ismaamulka diri dhabe mudane khadiir jawhar.
Ololahani ayaa qayib ka ah barnaamijka nadaafadayinta ee lagu rabo in diri dhabe lagu soo celiyo bilicdi hore ee lagu yaqiinay.
X/W/IDD


