uurur ku bahoobay hagbad ayaa ciidanka qaranka ee bariga dalka gaadhsiiyay 10 dibi oo ay kusoo iibiyeen lacag kor u dhaafaysa 250 kun oo birr.
Gargaarkani oo uu ciidanka ku wareejiyay duqa ismaamulka mudane khadiir jawhar ayaa sheegay in gargaarka caynkan oo kale ee ay shacabku soogaadhsiinayo ciidanka qaranka.
Duqa ayaa intaasi ku daray in meel loogasoo wada jeesto badbaadinta qaranka.
Geeata kale waxaa goobti gargaarkasi lagu gudoonsiinayay ciidanka joogay kana gudoomay gargaarkasi koroneel birhanu sawdhe ayaa sheegay in uu ciidanku had iyo jeer u heelan yahay ilaalinta qaranka loona baahan yahay in hiil iyo hooba lala garab istaago.
X/W/IDD


