#Madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo ee ismaamulka diri dhabe mudane
Ibrahim yuusuf ayaa shacabka ismaamulka ugu baaqay in ay meel ugasoo wada jeestaan kooxda rabta in ay dalka dumiso ee dagaalka ka wada waqooyiga dalka. Mudane Ibrahim yuusuf ayaa intaasi ku daray kooxdani argagixisada ah ee rabta in ay dib ugusoo noqoto kursiga dalka rabana in ay dalka u horseedaan burbur iyo in ay shacabka…


