Raiisulwasaare Abiy axmed ayaa sheegay inaan sinaba loo aqbali karin in dad rayid ah ay waxyeeleeyaan kooxaha sharci-darrada ah èe qaab dhismeedka aan caadiga ahayn ku howlgala. Waxa uu xusay inaan loo dulqaadanayn waxa waayadan dambe ka socda deegaanada Oromiya iyo Benishangul ee lagu beegsanayo nolosha dadka caadiga ah, islamarkaana lagu argagax galinayo shacabka. Waxa uu intaa ku daray in waxa mudnaanta lasiinayo ay tahay dib usoo celinta deganaanshaha iyo nabada goobaha ay dhibaatooyinku ka dhaceen oo ah deegaanka Oromiya iyo Benishangulgumuuz.