Duqa ismamuulka diri dhabe mudane khadir jowhar , Af hayeenka baarlaamanka Marwo Fadxiya Aadan iyo waliba masuliyiinta sare ee Ismamuulka ayaa si wadajir ah u daah furay mashruuca dhismaha macadka Maareynta ee ismamuulka oo ay ku baxay lacag dhan 82 milyan oo Birr sido kale xaruntan cusub ayaa tababar lagu siin doona mamuulka laguna kobciin doona tayada hoggamineed ee mamuulka.