barnamijkan ayaa halkudhig loga dhigay ”jiilka danbe ayaan raad fican uga tagaynaa”
waxana munasabadan ka soo qayb galay duqa ismamulka dir dhabe mudane khadir jowhar,masuliiyinta sare ee xisbiga barwaqo ee dalka,masuliyiinta sare ee ismaamulka,culumawu diinka , aabayasha dhaqanka ,ogaasyada ,abba gadayasha iyo marti sharaf kala duwan.
kasoo qayb galayasha munaasibadani ayaa si wada jir ah uga fuliyay dhir beeris barxada tareenka cusub ee malka jabti oo ah barnamijka cagariinta deeganka ah.
ugudambayn masuuliyiinta ayaa goobtasi ku guudonsiya ardayda qoysaskodu hayntoodu hoosayso kuwaasi oo ay tiradoodu dhantahay 1000 arday lagu gudoonsiyay agabka waxbarashada.


