Waxa dir dhabe ka qabsomay kulan dood wadag ah oo hal ku dhig loga dhigay ” in laga gudbo gargaar sugid loona gudbo wax soo sar si loo helo madax banani iyo sharaf qaran oo dhamaystiran.
Kulankan ayaa waxa ka so qeybgalay madexweyanaha dawlada deegaanka cusub ee kunfurta itoobiya mudane Tilhun Kabedhe, Duqa ismamulka dir dhabe mudane Khadir Jawhar madaxa xafiska xisbiga barwaaqo laantiisain dir dhabe mudane Ibrahim Yusuf iyo shacabka kala duwan ee ku dhaqan ismaamulka dir dhabe. Mudane Ibrahim yusuf madaxa xafiska xisbiga barwaqo lantiisa dir dhabe oo madasha…


